Aug-16-2023:-dag galxamur ee gobalka doolo shirkii ururada haweena kaladuwan liiga haweenka fadareeshinka ururka ganacsiga haweenka

Waxaa maanta kaqabsoomay dag galxamur ee gobalka doolo shirkii ururada haweena kaladuwan liiga haweenka fadareeshinka ururka ganacsiga haweenka .
waxaana xooga lasaarayay arimaha nabadgalyada maamulka suuban .
arimaha xisbiga iyo dardargalinta Xisbiga, ololaha nadaafada sidookale waxaa kormeer lagu ogaanayo xaalada nololeed ee qoysaska danyarta ah lagusameyay qaynkamid ah qabaleeyaasha degmada lana caawiyay qoysas kamid ah.

    Subscribe to our blog and get the latest updates straight to your inbox.