Aug-16-2023:-Tabababarka Maaraynta Kiisaska Caruurta Xafiisyada Bahwadaagta gudiyada ilaalada daryeelka caruurta iyo shaqaalaha arimaha bulshada ee degmada bookh qabalaha mirqaan

Xafiiska Arimaha Haweenka iyo Caruurta DDS ayaa qabtay Tabababarka Maaraynta Kiisaska Caruurta Xafiisyada Bahwadaagta gudiyada ilaalada daryeelka caruurta iyo shaqaalaha arimaha bulshada ee degmada bookh qabalaha mirqaan .
Tababarkankan oo ay ahayd ujee-dadiisu si fahan dheeraad ah looga siin lahaa nidaamka maaraynta kiisaska caruurta loona adkayn lahaa iskuxidhka xafiisyada bahwadaagta ah iyo gudiyada isbahaysiga ilaalada daryeelka caruurta iyo haweenka.
Tababarkan oo ay bixinayeen howlwadeeno kasocda xafiiska Arimaha Haweenka iyo Caruurta DDS,

    Subscribe to our blog and get the latest updates straight to your inbox.