Aug-22-2023:-Kulan loqabtay Hogaaminta qabaleeyada MaaMulka Magaalada jigjiga

Xafiiska Arimaha Haweenka iyo Caruurta DDS ayaa Kulan loqabtay Hogaaminta qabaleeyada MaaMulka Magaalada jigjiga
kulan xooga lagu saarayay sidii looga qaybqaadan lahaa Arimaha
=Tabarucaadka bila-ha Xagaaga
= Nadaafada iyo Bilicda magaalada
= Nabadgaliyada iyo kahortaga Tacadiyada kadhanka ah Haweenka iyo Caruurta
= Xoojinta Wadashawaynta iyo sidii loosii dardargalinlahaa iskuxidhka shaqo
Kulankan oo ay kasooqayb-gashay Wasiirada Xafiika Arimaha Haweenka iyo Caruurta DDS Marwo, Halimo Hasan Maxamud Ayaa kula Dardaaran tay Hogaaminta Qabaleeyada in ay kaqaybqaataan Sidii looga qaban lahaa shaqooyin wax ku ool ah Arimaha Tabarucaadka, loona Taageeri lahaa qoysaska danyarta ah iyadoo loo xoojinayo abaabulka bulshada qaybaheeda kala duwan,

    Subscribe to our blog and get the latest updates straight to your inbox.