Aug-23-2023:-degmada lehel yucub ee gobalka doolo kaqabsoomay Kulankii hoogaminta fadareshinka hawenka iyo liiga haweenka

waxaa madasha kulamada ee degmada lehel yucub ee gobalka doolo kaqabsoomay Kulankii hoogaminta fadareshinka hawenka iyo liiga haweenka
kulankan oo ujeedadiisu ahayd sidii looga qayb qadan lahaa 1.hawlaha taburacaadka bilaha xagaaga
2.kashaqaynta hawlaha amniga magalada
3.bilicda iyo nadaafada xaafadaha

    Subscribe to our blog and get the latest updates straight to your inbox.