SOO BOOQASHO WACAN
XAFIISKA ARRIMAHA HAWEENKA IYO CARUURTA EE D.D.S
Websaydhkan waxa sameeystay Xafiiska Arrimaha Haweenka iyo Caruurta ee D.D.S oo ujeedadiisu tahay in si joogta ah loo dhiso nidaam casriya sii loo arko haweenka iyo caruurta deegaanka soomaalida oo xuquuqdooda lasugay lana kobciyey awoodooda dhinaca dhaqaalaha, arrimaha bulshada iyo siyaasada.
QODOBADA WARARK
-
Kulan qiimayn ah oo lagu soo bandhigayay waxqabadka dhammaanba hay’adaha bahwadaagta la ah Xafiiska Arrimaha Haweenka iyo Carruurta DDS ayaa ka qabsoomay magaalada Jigjiga
Kulan qiimayn ah oo lagu soo bandhigayay waxqabadka dhammaanba hay’adaha bahwadaagta la ah Xafiisk...
Guddiga sare ee udiyaar garawga munaasibadda 29-ka hidhaar
Guddiga sare ee udiyaar garawga munaasibadda 29-ka hidhaar ayaa maanta qiimeeyay habka diyaar-garawg...
Xafiiska Arimaha Haweenka iyo Caruurta DDS ayaa qabtay Kulanka wadaxaajoodka bulshada iyo bahwadaagta Xafiiska Arrimaha Haweenka iyo Carruurta DDS
Xafiiska Arimaha Haweenka iyo Caruurta DDS ayaa qabtay Kulanka wadaxaajoodka bulshada iyo bahwadaag...
Ka Xisbi ahaan iyo ka xukuumadd ahaanba waxaanu u muujin doonaa taageero dhinac walba leh dhamaan dareenka dadka ku hanti waayay suuqii gubtay ee taywaanka magaalada Jigjiga
Prosperity Party Somali Branch September 30 at 8:24 AM · "Ka Xisbi ahaan iyo ka xukuu...
336 guri oo si ku meelgaadh ah loo dhisay ayaa lagu wareejiyay dadkii ku hanti waayay taywantii gubtay ee magaalada Jigjiga.
336 guri oo si ku meelgaadh ah loo dhisay ayaa lagu wareejiyay dadkii ku hanti waayay taywantii gubt...
Xafiiska Arimaha Haweenka iyo Caruurta DDS ayaa kuqabtay Maamulka magaalada dhagaxbuur Tababar kusaabsan bayaanka shaqaalaha iyo maamulka suuban oo uu soo diyaaray Geedi socodka shaqada iyo shaqaalaha
Xafiiska Arimaha Haweenka iyo Caruurta DDS ayaa kuqabtay Maamulka magaalada dhagaxbuur Tababar kusaa...